Agaasime
- Maamulka guud
- Qorshaha maalinlaha iyo toddobaadlaha
- Jadwalka shaqaalaha
- Qaybinta hawlaha
- Kormeerka wararka iyo barnaamijyada
- Caawinta kooxda marka shaqo culus jirto
- Hubinta xaqiijinta wararka
Maamuus TV
Nidaamka shaqada rasmiga ah ee MAAMUUS TV: koox 6 qof ah, jadwal cad, iyo hab xaqiijin oo adag.
Qaybta 1
Mustaqbalka: Wariye Junior
Mustaqbalka: Camera/Editor Junior
Shaqaalaha rasmiga ah waa 6 qof oo keliya. Founder/Mulkiile lagama tirinayo 6-da shaqaale.
Qaybta 2
Agaasimaha + kooxda: shir kooban, wararka maalinta iyo qaybinta hawlaha.
Wariye + Camera + Junior: banaanka, warar, field reporting iyo wareysiyo.
Wariye: qoraal iyo xaqiijin. Editor: editing iyo diyaarinta muuqaalada.
Wararka duhurnimo ee Maamuus TV.
Wareysiyo, warbixinno, field reporting, editing, website iyo social media.
Barnaamijka bulshada ama warbixin goobta laga soo diyaariyay.
Wararkii fiidnimo.
Wararka weyn ee habeenkii.
Barnaamij gaar ah ama wareysi qoto dheer.
Agaasime: hubinta shaqada maalinta iyo qorshaha berri.
Qaybta 3
Qaybta 4
MAAMUUS TV wuxuu si rasmi ah u tebiyaa dhacdooyinka qaranka iyo hawlaha dowladda.
Qaybta 5
Lama daabacayo war aan la hubin.
Qaybta 6
Bilaha 1–3
Labada cusub: tababar xooggan + shaqo dhab ah.
Bilaha 4–6
Qofka #1: warar iyo field work. Qofka #2: camera iyo editing madax-bannaan.
Bilaha 6–12
Qofka #1 → Wariye Junior. Qofka #2 → Camera/Editor Junior.
Qiimeyn
Agaasimaha ayaa qiimeynaya kartida qof kasta.
Qaybta 7