Deg Deg
•MAAMUUS TV — War Deg Deg ah marka la xaqiijiyo ayaa halkan ka soo muuqan doona.
Wararka Gudaha

Baarlamaanka iyo Xukuumadda Soomaaliya oo ka wada hadlay mudnaanta sharci-dejinta

September 02, 2026 · 10:00 AMMaamuus TV
Baarlamaanka iyo Xukuumadda Soomaaliya oo ka wada hadlay mudnaanta sharci-dejinta

Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa ka wada hadlay iskaashiga Golaha iyo Xukuumadda iyo dardargelinta sharciyada mudnaanta u leh dalka.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka, ahna Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulan la yeeshay Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga Golaha Shacabka iyo Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo dardargelinta howlaha sharci-dejinta.

Labada dhinac ayaa sidoo kale ka wada hadlay muhiimadda ay leedahay in la sii ambaqaado sharciyada mudnaanta u leh dalka iyo horumarinta howlaha hay'adaha dowladda.

Isha: SONNA
La wadaag Facebook WhatsApp
← Ku noqo wararka

Wararka Gudaha

Warar La Xiriira

Dalal ka digay safarka Sacuudiga kaddib weerarro lagu qaaday garoomadiisaWararka

Dalal ka digay safarka Sacuudiga kaddib weerarro lagu qaaday garoomadiisa

Dalal ay ka mid yihiin Mareykanka, Australia iyo Canada ayaa muwaadiniintooda uga digay safarka Sacuudiga kaddib weerarro lagu qaaday garoomada diyaaradaha. Weerarrada ayaa sababay dhimasho, dhaawac iyo carqalad ku timid duulimaadyada gobolka.

October 12, 2026 · 11:37 AM · 1 daawasho

Wariye: Xuutiyiinta oo wajahaya yaraanta dagaalyahannadaWararka

Wariye: Xuutiyiinta oo wajahaya yaraanta dagaalyahannada

Wariye Cadnaan Al-Jabrani ayaa sheegay in Xuutiyiintu ay ku adkaanayso helidda dagaalyahannada ay u baahan yihiin, iyadoo furimaha dagaalku sii fidayaan, khasaaruhuna kordhayo.

October 12, 2026 · 11:37 AM · 4 daawasho

Xayiraadaha Israa’iil ee Hebron oo adkeeyey nolosha FalastiiniyiintaWararka

Xayiraadaha Israa’iil ee Hebron oo adkeeyey nolosha Falastiiniyiinta

Isbaarooyin, albaabbo bir ah iyo waddooyin xiran ayaa carqaladeeyey isu-socodka, ganacsiga iyo waxbarashada Falastiiniyiinta ku nool magaalada Hebron. Dadka deegaanka iyo maamulka magaalada ayaa sheegaya in xayiraaduhu sii adkaynayaan joogitaankooda magaalada qadiimiga ah.

October 11, 2026 · 07:09 PM · — daawasho

Guddoomiyaha Taciz oo ku baaqay gurmad degdeg ah iyo qaadista go’doomintaWararka

Guddoomiyaha Taciz oo ku baaqay gurmad degdeg ah iyo qaadista go’doominta

Guddoomiyaha gobolka Taciz, Nabiil Shamsaan, ayaa ku baaqay tallaabooyin heer qaran iyo heer caalami ah oo lagu qaadayo go’doominta gobolka. Waxa uu dalbaday gurmad degdeg ah, iyadoo dadka deegaanku ay wajahayaan cunto, dawo iyo shidaal yari.

October 11, 2026 · 07:08 PM · — daawasho

Sacuudiga: TGA oo xayirtay 3,449 gaari bishii SebtembarWararka

Sacuudiga: TGA oo xayirtay 3,449 gaari bishii Sebtembar

Hay’adda Guud ee Gaadiidka Sacuudiga ayaa bishii Sebtembar xayirtay 3,449 gaari, waxayna bixisay 11,107 digniinood. Kormeerro ay samaysay ayaa lagu diiwaangeliyey 94,321 xadgudub oo ka dhan ah xeerarka gaadiidka.

Kastamyada Sacuudiga oo toddobaadkii hore diiwaangeliyey 1,126 qabasho oo alaabo mamnuuc ahWararka

Kastamyada Sacuudiga oo toddobaadkii hore diiwaangeliyey 1,126 qabasho oo alaabo mamnuuc ah

Kastamyada dhulka, badda iyo hawada ee Sacuudi Carabiya ayaa toddobaadkii hore diiwaangeliyey 1,126 qabasho oo alaabo mamnuuc ah. Waxyaabaha la qabtay waxaa ka mid ahaa daroogo, tubaako iyo agab kale oo mamnuuc ah.

October 10, 2026 · 11:24 PM · — daawasho

Wararka

Wararka Ugu Dambeeya

Dhammaan →