Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha oo kala saxiixday heshiis iskaashi waxbarasho
Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Teknolojiyadda ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad ah oo lagu xoojinayo iskaashiga waxbarashada sare iyo horumarinta barnaamijyada tacliinta.
Read More