Codka Bulshada

Codka Bulshada

Codka Bulshada waa qaybta ugu muhiimsan ee Maamuus TV. Waa meel ay bulshadu kaga hadasho arrimaha maalinlaha ah: waxbarashada, caafimaadka, shaqada, biyaha, amniga iyo horumarka deegaanka.

Xaaladda hadda

Sheekooyinka Codka Bulshada dhawaan ayay halkan ka soo muuqan doonaan.

Sheekadaada nala wadaag

Ma haysaa arrin bulsho oo aad rabto in laga hadlo? Nala soo xidhiidh ama buuxi codsiga Marti Noqo.